Iyadoo gobolada hiiraan iyo Galgaduud ay ka bilowdeen howlgalo lagu ciribtirayo maleeshiyaadka alshaab ayaa hadana waxaa jira degaano muhiim oo ay ciidamadu lawareegeen todobaadkii lasoo dhafay.
Ciidamada iyo dadka degaanka oo hal dhinac ayaa ayaa waxa si wadajir ah u fulinayaan howlaglo alshaab loogu ciribtirayo degaanada ay maamulaan.
Shilaawi cabdulahi xero oo ah wariyaha gaarka ee ciidamada qalabka sida ayaa radio Kismayo ugu waramay howlgaladii u dambeyay ee laga fuliyay gobolada hiiraan iyo Galgaduud waxuuna u waramay abdulahi axmed xusni.