Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa u safaraya dalka Uganda, socdaalkiisii siddeedaad hal kaas oo uu klla kulmo dhiggiisa,Yoweri Museveni.
Wasiirka Difaaca, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku sugnaa maalmahan Ugadan isaga oo la kulmay dhiggiisa iyo Saraakiisha sare ee dalkaa .