Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Guddiga Xulista Ergada kuraasta kala ah; HoP#078, HoP#091, HoP#087, HoP#065, HoP#117, HoP#119, HoP#100. Waxaana la qabanayaa doorashadooda dhawaan, Waxaana dib laga shaacinayaa Jadwalka qabashada doorashada kuraastaas. Kuraastan ayaa lagu qabanayaa deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Ceelwaaq.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







