
Barnaamijkan ayaan diiradda ku saareeynaa muhiimadda caafimaad ee uu leeyahya farxalka iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay bulshadu ay ahmiyad gaar ah siiyaan gacmodhaqa.
Barnaamijka waxaa marti noogu ah Dr. Maxamed Ibraahim oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Kismaayo.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka;

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






