Xubno katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka oo Soo gaaray Kismaayo

899

Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa safar shaqo ku Soo gaaray Dowlad Goballeedka Jubaland gaar ahaan Masgaalada Kismaayo.

Xubnahaan ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Xubno katirsan Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland.

Ukeedka ay Magaalada Kismaayo u tageen Xibnaha katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in ui yahay sisoo ay goobjoog uga noqdaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka kuwoodi ugu danbeeyay ee lagu qabanaayo Dawlad Goboleedka Jubaland.

Inta badan dowlad Goboleedyada ee lagu qabtay doorashooyinka Golaha Shacabka ayaa waxaa ka qeyb galay doorashooyinka Golaha Shacabka, waxaana Shaqadoodu tahay inay qabtaan dacwadaha laga soo gudbiyo kuraasta la doortay.