Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.
Doorashada afartaan Kursi ayaa la qabanaya Maalinta Isniinta ah oo taariikhdu ay ku beegan tahay 14 Maarso.
✅HOP#004
✅HOP#011
✅HOP#063
✅HOP#135

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







