Xeer Ilaaliyaha Puntland Maxamud Xassan Cusmaan oo baqasho ku tagay xarumaha garsoorka Jubbaland

688

Wafti oo hogaminayay Xeer ilalihaha guud ee dowlad goboledka puntlanad Maxamud Xassan Cusman ayaa boqasho ku tagay Xarunta Maxkamda sare Jubbaland iyo mida degmada kismaayo.
Booqashadaan uu manta ku tagay Xeer ilaaliyaha Puntland xarumaha garsoorka Jubbaland ayaa waxaa ku waheliyey xeer-ilaliyaha guud ee dowlad goboledka Jubbaland Maxamed Shikh Cumsan, Gudomiyaha maxkmada Racfanka gobolka Jubbada hoose Nuur Salaad Cabdulahi iyo xubno ka mida shaqalaha maxkamada deegmada kismaayo.

Gudoomiyaha maxkamada gobolka Jubbada hoose Nuur Salad aya soo dhaweyay xeer ilaliyaha dowlad goboledka puntland iyo waftiga oo hugaminayay.
Xeer ilaliyaha guud ee dowlad goboledka puntdlanad maxamud Xasan Cusman aya ka mahad celiyay soodhawenta loo sameeyey.