
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyey habraaca Guddiga soo xulista ergada doorashada,Habraacan ayaa loo qaybin doonaa guddiyada
Xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee shaaciyey 23/12/2021 kuwaas oo ka mid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dawlad Goboleedka Jubbaland.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)









