Aqoon isweydaarsi ku saabsan hanaanka sharci dejinta oo loo qabtay xildhibanada golaha wakiilada jubblanad

821

Tababarkaan oo socon doono labo maalin yaa waxaa kasoo qeyb galay xildhibaanada golaha wakiilada Dowlad goboleedka Jubbaland, howl-wadenada baarlamaanka iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha
Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka jubbaland Cabdi Baaleey Xuseen oo ugu horeen daah furay tababarkaan ayaa sheegay in tababarkaan uu muhiim u yahay xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland.