
Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo kaga guuleystay tartanka Mukhtaar Cali Ibraahim.
Maxamed Cali Xasan ayaa helay 78-cod, halka Mukhtaar Cali Ibraahim uu helay 18-cod.
Doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee ka soo galaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa si habsami leh u socota.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







