
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ay maanta ka dhacday magaalada Baydhabo, wuxuuna heley Codad dhan 63-cod
Xasan Cali Maxamed oo la tartamayay Aadan Madoobe ayaa helay 11-cod.
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa markale ka mid noqonaya xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







