
Diyaarad nooca rakaabka oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeedday degmada Dooloow Soomaaliya ayaa maanta ku burburtay madaarka magaalada Dooloow.
Diyaaraddan ayaa u rarneeyd Hey’adda WFP, taasi oo sidday qalab u badan Matoorro oo ay lahaayeen Ganacsato reer Doolow ah.
Maamulka iyo howl wadeenada Garoonka Diyaaradaha ee degmada Doolow ayaa gurmad u sameeyay Diyaaradan uu dabka ka kacay.
Wali lama xaqiijin inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dabka qabsaday Diyaaradan.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







