
Wadooyinkan oo loo dhisi doono hab casri ah ayaa dherer ahaan gaari doona ilaa 10-km iyo 400 oo Meter, waxaana laga fulin doonaa wadooyinka dhexmara magaalada ee burbursan ee aan weli wax laami ah la saarin.
Maamulka ayaa bulshada ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan una fududeen shaqaalaha ku howlan mashruucan sidii ay howshooda u gudan lahaayeen, ayadoo ay hadda socdaan qiimeyntii wadooyinka, waxaana uu maamulka degmadu shaaciyay in si rasmi ah loo bilaabi doono howlaha dhismaha wadooyinka bilowga bisha Janaayo ee sanadda 2022.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







