Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay xaaladihii u danbeeyey Covied-19

94

Xanuunka Covied-19 ayaa mar sadexaad  ku soo labba kacleeyey Soomaaliya iyo guud ahaan dunidda,waxaana mudooyinkii danbe uu xanuunka soo ritay dad badan oo ku kala sugan deegaanada kala duwan ee Soomaaliya.

Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland ayaa Todobadyadii u danbeeyey waxaa ay wadday dadaalo wax looga qabanaayo xanuunka covied-19.

Agaasimaha waaxda adeegyadda iyo xaaladaha deg deg ah ee wasaaradda cafimaadka Jubbaland Maxamed Bashiir Nuur oo waraysi siiyey Radio Kismaayo ayaa bulshada ugu baaqay in ka digtoonada xanuunka Coronaha-viurs.

Codka

Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland ayaa sidoo kale wadda talaalka xanuunka conaha iyadoo deegaanadda Jubbaland dhowr waji oo talaalka conaha laga bilaabay si hoos loogu dhigo khatarta caabuqa covied-19.

Maxamed Bashiir ayaa sheegay in xanuunkaan khibrad badan laga bartay.