
Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose.
Ninkan ka tirsanaa Al-shabaab ayaanan la sheegin waxa uu u qaabbilanaa argagixisada.
Soo baxsashada Asad ayaa kusoo beegmaysa xilli uu maalin ka hor sidan oo kale isu soo dhiibay horjooge ka tirsanaa nabad-diidka qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay Baydhabo.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






