
Madax weynaha kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamud Sayid Aadan
Ayaa maanta xilka wasaradda dulista hawada iyo gadidka kuwareeyiyay wasiirka cusub C/laahi Dubad Shiil ee dhawaan usoo magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed maxamed Islam.
Waxaa ugu horeyn waxaa kahadlay xil wareejinta wasiirkii hore ee wasaradda gadidka Maxamed Cabdi Maxamed Isagoo sheegay sheegay in shaqda ay barteeda kasii socon doonto
Dhanka kale wasiirka cusub ee wasarada dulista hawada iyo gadiidka Jubbaland C/laahi Dubad Shiil ayaa kamahad celiyay sida hufan ee xilka loogu wareejiyay wuxuuna tilmaamay in xilku waregtayahay.
Ugu danbayn madax weyne kuxigeenka 1aad Maxamuud Sayid Aadan oo isagana kahadlay goobta xil warejinta ayaa la dar daar mey wasiirka cusub ee wasarada dulista hawada iyo gadiidka Cabdullaahi Dubad Shiil.