Barlamaanka Jubbaland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Golaha Wasiirada ee Cusub +Sawirro

914

Barlamaanka Jubbaland oo manta yeeshay kala fadhiga 3-aad fadhigiisi shanaad  ayaa  manta ansixiyey  golaha  wasiirada cusub ee Jubbaland ee uu dhawaan soo magacaabay madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

kulanka manta soo xaadiray xildhibaano gaadhaya 51 xildhibaan,waxaa ogolaatay 50 xildhibaan waxaana ka aamusay hal xildhiibaan,wax diidayna majirin.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa golaha wasiirada cusub ku dhawaaqay 20 bishii may aan soo dhaafay,kuwaas oo ka koobnaa 23 wasiir iyo 22 wasiir kuxigeen iyo shan wasiiri dowle.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in la dhaariyo wasiirada cusub si ay ugu wareegaan shaqooyinka wasaaradaha oo ay wali sii wadaan wasiiradii ho