Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo gaaray Magalada Muqdisho

712

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa Madaxweynahu uu ka qeybgalayaa shirka wadatashiga arimaha doorashooyinka.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Waxaa Madaxweynaha safarka ku wehelinaya Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan.