Wasaarada Arimaha gudaha Jubbaland oo kormeer ku tagtay deegaanada Waqooyiga Kismaayo.

782

Wasaarada arrimaha guddaha ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta kullan la qaadatey qaar ka mid ah dadka barakacaayasha ah ee ku sugan deegaaanka baar sanguuni ee waqooyiga magaalada kismaayo.

 
Kullankani wasaarada ay layeelatey dadkani barakacayaasha ah ayaa waxa uu daarna sidiiay ugu kuur gali lahaayeen xaalada ay ku nool yihiin iyo sidii wax looga qaban lahaa.

 
Aadan Faarax Gaarane Agaasimaha wasaarada arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka jubbaland oo warbaahinta lahadley ayaa uga warbixiyey kullankani ay laqaateen dadka deegaanka iyo kuwa ka soo barakacay goobaha ka baxsan deegaanada dowlada gacanta ku hayso.