
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Jubada hoose u Magacaabay gaashanle Sare Sadiiq Maxamuud Dhogor.
Sidiiq Maxamuud Dhagor oo horay u ahaa taliyaha Amniga ee Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan.
Hoos Ka Akhriso Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







