Midowga Musharaxiinta Oo Ku Biiray Shirka U Socda Maamul Goboleedyada

165

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Goordhow ku biiray Shirka gaarka ah ee Madaxda dowlad Goboleedyada uga socda hotel ku dhex yaalla Xerada Xalane ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda Cakiran ee siyaasadda dalka, marxaladihii ugu dambeeyay iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada ka dhaceysa Soomaaliya aan weli heshiis laga gaarin.