Barnaamijka Madasha Barbaarta oo looga hadlayay Covid19

527

Barnaamijka maalinlaha ee Madasha barbaarta ee ka baxa Radio Kismaayop ayaa looga hadlay saameynta uu cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ku leeyahay caalamka iyo weliba waxa laga doonayo bulshada Soomaaliyeed xilliga oo uu cudurku soo laba kacleeyay si gaar ah Soomaaliya dhibaato badan ka geeysanayo.

Barnaamijka waxaa taabogelisay hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Denmark ee magaceeda loo soo gaabiyo DRC.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.