Dhageeyso Barnaamijka Madasha: Soo laba kacleytnta Corona Virus iyo waxa laga doonayo Bulshada

124

Barnaamijka Madasha Barbaarta ayaa diiradda lagu saaray soo laba kacleynta cudurka dilaaga ah ee Covid19 iyo waxa laga doonayo bulshada si ay uga gaashaantaan cudurka oo saameyn ba’an ku haya bulshada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Agaasimaha waaxda fayadhowrka wasaaradda caafimaadka Jubbaland Maxamed Muxumed Xasan (Xiireey).

Barnaamijka waxaa taabogelisay hay’adda SOLO oo kaashaneeysa GIZ, waxaana daadihinaysa Abshiro C/rashiid Xuseen.