Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo ka tacsiyey geeridii ku imaatay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif

845

Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo manta kulan ku yeeshay xarunta Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa Tacsi u diray Ehelladii iyo qaraabadii uu ka baxay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo dhawaan ku dhintay magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiiray oo ka mid ahaa waxgaradkii ka soo qayb galaya kulanka Tacsida ayaa ugu horayn goobta ka hadlay.