Dhageeyso Barnaamij: Saameynta Corona Virus iyo Saameynta Bini’aadanimo ee uu reebay

291
An MSF health worker checks the medical condition of a patient admitted to the inpatient therapeutic feeding centre in Galkayo South hospital, Galmudug state, Somalia.

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo aan uga hadleeyno saameynta uu cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ku yeeshay bulshada, gaar ahaan sameynta bini’aadanimo ee cudurkan ku reebay bulshada.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Axmed Maxamed Xuseen (Dr. Cirro) oo ah agaasimaha guus ee Isbitallada Daryeel ee magaalada Kismaayo.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.