Xukuumadda oo ku dhawaaqay Guddiga doorashooyinka heer Federa iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka

768

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2. Maxamed Xassan Maxmed
3. Mahad Dheere Xaashi
4. Mowliid Mataan Salaad
5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7. Caasho Abuukar Qaasim
8. Madiina Adan Malaboow
9. Cabdinuur Maxamed Axmed
10. Saciido Maxamed Muscid
11. Maxamed Aadan Cusmaan
12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
13. Axmed Maxamed Ducaale
14. Caydaruus Saalax Yuusuf
15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
16. Liban Abukar Osman.
17. Yusuf Mohamed Kheyr
18. Muse Geelle Yusuf
19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
22. Liibaan Axmed Xasan
23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25. Maxamed Maxamuud Caddow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

  1. Axmed Ciise Geele
  2. Maxamed Faarax Xersi
  3. Cali Maxamuud Faarax (Cali Seko)
  4. Nimco Axmed Cabdi
  5. Maxamed Aweys Maxamed
  6. C/qaadir Xuseen Cabdi
  7. C/laahi Abyan Nuur
  8. Xuseen laki Maxamed Maxmuud
  9. Saaqo Aadan Maxamed
  10. C/risaaq Cali Kaahin
  11. Amal Mustafe Muuse
  12. Maxamed Ibrahim Barre
  13. Cabdi Maxamed Shiikh
  14. Burhaan Cilmi Xirsi
  15. Yaasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
  16. Warfaa Maxamed Jaamac
  17. Axmed Yuusuf Maxamed
  18. Garaad Yuusuf Maxamuud
  19. Maustafe Macalin Cali Salaad
  20. Farxiyo Xasan Cusmaan
  21. Liibaan Cusmaan Nuur