Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo bilowday wacyigelin kusaabsan caafimaadka Dhimirka

832

Ayadoo 10-ka bisha October ay ku beegantahay maalinta caalamka ah ee xuska caafimaadka Dhimirka adduunka ayay wasaaradda caafimaadka Jubbaland bulshada la wadaagtay   muhiimadda daryeelka dadka qaba xanuunnada Dhimirka iyo waxa laga doonayo bulshada si la isaga kaashado caafimaadka Dhimirka.

Hoos ka dhageeyso codka.