dadwaynaha Kismaayo oo aragtidooda ka dhiibtay Shirka lagu qabanaayo Muqdisho

244

Dhawaan ayaa la filayaa in madaxda dowlada federaalka iyo dowlada goboleed yada dalka ay kuwada kulmaan magaalda muqdisho ee caasimada dalka.

Shirkii 15 bishaan lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka maqnaa Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland,iyadoo shir gaar ah ku yeeshay magaalada Garoowe kaas oo ay ku sheegeen in ay tagayaan magaalada Muqdisho si loo hello go’aan mid ah oo ku aadan arimaha doorashada dalka ee soo socota.

Kulan  oo ku yeelan doonaan hogaamiyasha siyaasada dalka magaalda muqdisho ayaa waxa ka hadlay qaar ka mid ah dadwaynaha Kismaayo.

Qaar ka mida dadka aragtidooda ka dhibtay shirka lagu wado in ka qab soomo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu u egyahay mid aan la isku mari-doonin hadii aan la hellin garab sadexaad oo isu soo jeeda.