Madaxwaynaha Jubbaland oo Shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Arimaha dhulka.

1099

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlaha sharciyaynta Dhulka iyo fududaynta shatiyada Ganacsiga.

Wasaarada Arimaha gudaha, Maamulka Gobolka iyo Degmada Kismaayo Hay’ada Dhulka Jubbaland iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa kulankan ka qaybgalay.

Waxaana halkaas ka hadlay wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish.