Dhageeyso Qeybta 2-aad ee Barnaamij ku saabsan dhibaatada Gudniinka

1179

Barnaamijka waxaa todobaadkan aad loogu falanqeeyay saameynta gudniinka iyo dhibaatooyinka ay haweenku la guday la kulmaan xilliyada dhalmada iyo weliba waqtiga ay ku dhaceeyso caadada, waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Aamino Salaad Yuusuf oo ka howlgasha mid kamid ah xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee magaalada Kismaayo.

Dhageystayaasha barnaamijka ayaa aad u falanqeeyay sida ay la tahay in looga gudbi karo caado dhaqameedka gudniinka fircooniga ah iyo weliba talooyin ay u jeediyeen waalidiinta.

Barnaamijka waxaa daadihineeysa Abshiro C/rashiid Xuseen.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka;