
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa dhammaan isbedal guud ku sameeyay Guud ahaan taliska Ciidanka Booliska maamulka Galmudug sidda gobolada iyo dhammaan degmooyinka.
Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo magacaabey G/Sare: C/Kariin Xussen Macalin , Taliye kuxigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo magacaabey G/sare Maxamed Nuur Cali .
Waxaa uu sidoo kale taliyeyaal cusub uu Magacaabay taliska degmooyinka Dhuusamareeb , Caabudwaaq , Hobyo , Matabaan , Xeraale iyo Balamballe.