Dhageeyso Barnaamijka Caafimaadka: Warbixin Isbital loo furay dadka kasoo laabtay Dhadhaab ee Kismaayo ku sugan

1069

Hoos ka dhageeyso barnaamijka caafimaadka oo aan todobaadkan diiradda ku saari doonno adeegyada caafimaad ee uu bixiyo Isbitalka Midnimo oo laga hirgeliyay xaafadda Midnimo oo ay daganyihiin dadka kasoo laabtay xerooyinka Dhadhaab.