Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha jubaland Cabdi-raxmaan Maxamed Xuseen oo wareysi gaar ah siinayay idaacada radio kismaayo codka jubaland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kazoo yeeray Madaxweynaha dowlada soomaaliya Maxamed cabdullaahi farmaajo kaasi oo ku aadanaa in ay Kenya faragelin ku hayso arimaha soomaaliya iyadoo usoo mareyso dowlad goboleedka jubaland ayaa wasiir ku xigeenka jubaland waxa uu arimahaasi ku sheegay in madaxweyne farmaajo hadalkaasi kazoo yeeray ka fiirsasho lahayn.
Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jubaland ayaa dhinaca kale waxa uu carabaabay in ciidamada Kenya ay la Mid yihiin ciidamada kale amisom ee Nabad ilaalinta soomaaliya ujoogo.
Hoos ka dhageeyso codka wasiir ku-xigeenka arimaha gudaha ee jubaland