
Munasab lagu daah-furaayey shirka ganacsi oo ka shaqaysa Sarifka Lacagaha qalaad oo lagu magacaabo Taran Trade ayaa laga daah-furay Kismaayo.
Munaasabada daah-furka ayaa waxaa ka soo qayb-galay dad kala socday bulshada Qayba-heeda kala duwan oo ay ugu horeeyaan ganacsatada Kismaayo.
Shirkaadan oo xafiiskeeda ugu horeeyey ka furatay Kismaayo ayaa dadka u soo bandhigaysay qaabka ay dadka maalgashi ugu samaysan karaan ganacsiga Forex.
Cabdiwahaab Maxamed Xassan ayaa sheegay in dadka samaynaya maalgashiga uu maalgashan karo lacag u dhaxaysa $1000 -Ilaa $ 50,000.