Wasaarada caafimaadka jubaland oo soo bandhigtay qorshayaal cusub oo ku saabsan hormarinta caafimaadka deegaanada jubaland

1098

wasaarada caafimaadka Jubaland oo dhawaan kismaayo ku soo gaba-gabeysay shir looga hadlaayay xaaladaha guud ee caafimaad deegaanada Jubaland ayaa waxa uu shirkaasi lagu soo bandhigay caqabadaha saandkii tagay ee haystay bahdda Cafimaadka.

Shirkaa ayaa ah mid sanadkiiba wasaarada caafimaadka Jubaland  ay kula Xisaabtanto hayadaha iyo waaxyaha wasaarada qorshayaasheeda ka mid ka ahaa .

Waaxda caafimaadka degmada kismaayo oo ka mid ahayd waaxyihii halkaasi ku soo bandhigay adeegyo caafimaad oo sanadkii tagay ay ka fuliyeen deegaanada hoos yimaada magaaalada kismaayo.

Isku-duwaha wasaarada caafimaadka jubaland ee degmada kismaayo maxamed sheikh aadan ayaa sheegay in wasaarada caafimaadka Jubaland oo kaashanayso ayaa ka warbixiyay deegaanada ay ka fuliyeen adeegyada caafimaad iyo sidoo kale xarumo ay ka hergeliyeen deegaano dhaca waqooyiga magaalada kismaayo

Wariye Fantastig