DHAGEYSI: Barnaamijka 3-aad Ee Marwo By Maamule - November 11, 2019 0 1524 Share on Facebook Tweet on Twitter Halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Marwo oo aan diiradda ku saarno arrimaha haweenka. Xalqada todobaadkan oo ku saabsan Cadaalada iyo Garsoorka Gabdhaha ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan. HALKAN KA DHAGEYSO: http://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2019/11/DHAGEYSI-Barnaamijka-3aad-Ee-Marwo-STAR-FM-SOMALIA.mp3