Dhageyso: Sida Dhalinyarada Waxbaratay ey Ooga Qeyb Qaadan Karaan Waxbarida Caruurta Barakacayaasha ah

1081

Barnaamijka Nabada iyo Dhalinyarada Todobaadkaan Waxaa Looga Hadlayay Sida Dhalinyarada Waxbaratay ay ooga Qeyb qaadan Karaan Waxbarida Caruurta Barakacayaasha ah.

Barnaamijka Waxaa Marti ku ahaa Cabdullahi Maxamed Oo Kamid ah Dhalinyarada Dalka Dibadiisa kusoo Waxbartay.

Cabdullahi Maxamed Ayaa Ugu Horeyn Sharaxaad Ka Bixiyay Doorka ay Ka Qaadan karaan dhalinyarada waxbaratay waxbarida Caruurta Barakacayaasha ah.

Waxa Uu Sheegay in Dhalinyarada Guud ahaan ay door muhiim ah ku leeyihiin in mashaariic walba oo dalka ka socda ay ka qeyb qaataan.

Dhalinyada Waxbaratay ayuu ugu Baaqay in ay waxbaraan Caruurta Barakacayaasha ah waxa uu ka dhawaajiyay waxbarashada in ay tahay dhaxal oo jiilba jiilka uu ka dambeeyo uu ka dhaxlo.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran