Madaxwenaha Soomaaliya mudane Maxamed Abdulahi farmaajo Ayaa 17 kii bishaan magacabay Gudiga dib uhishiisiinta iyo Wadahadalada dowlada faderaalka iyo Soomaaliland
Marar badan waxaa lisku dayay in la bilaabo wadahadalada Dowlada Federaalka iyo soomaaliland blse sidii Dowlada Federaalka ay rabatay ma aysan noqon
Hadaba Gudigaan Madaxwenaha Soomaaliya uu dhawaan Magacabay ma yihiinkuwa ku guuleysan kara howlaha loo igmadaySu.aalahaas iyo kuwa kale waxa aan weediinay xasan sheikh cali Nuur oo ah falanqeeye amiga iyo siyaasada isgoo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka jimcaha ee ka baxa radio kismayo codka Jubbaland waxana wareysanaya abdulahi ahmed husni
Hoos ka dhageeso codka falanqeeye xasan sheikh cali nuur