
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan Degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo howlo shaqana halkaas maal mahan u joogay ayaa ka hadlay arrimo la xiriira derbiga Dowladda Kenya ay ka dhisayso soonaha magaalada Baledxaawo.
Madaxweyne ku-xigeenka oo warbaahinta Jubbaland la hadlay ayaa shacabka gobolka Gedo, gaar ahaan kuwa ku dhaqan degmada Baledxaawo ugu baaqay in ay is-dejiyaan, wuxuuna sheegay in xal ka gaarista arrinta xadka ay ku jiraan Dowlad-goboleedka Jubbaland, Dowladda Federaalka Sooomaaliya iyo Dowladda Kenya

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






