Waxaa maalintii labaad soconaya imtixaanaadka laga qaadayo ku dhawaad boqalaalka qof oo soo codsaday ka mid noqoshada Shaqaalaha rayidka jubbaland
Boqolaalkaan ayaa laga doonayaa in ay ka soo baxaan sodon iyo laba Qof si rasmi ah ugu mid noqondoona shaqaalaha rayidka jubbaland
Gudoomiye ku xigeenka Gudiga shaqada iyo shaqaalaha rayidka jubbaland Abdulahi xasan kulmiye oo Lahadlayay Radio kismaayo kismaayo codka jubbaland ayaa waxa uu sheegay in dadka ka qeeb galaya Imtaamka ay ubadan yihiin dhalinyaro waxa ayna dhalinyaradu u Noqoneysaa shaqa abuur Gudigana uu mihiimada siin doono Dhalinyarada Aqoonta leh si dalka iyo dadka ugu adeegaan