Xildhibaanada Golaha shacabka jubbaland oo ansixiyay miisaaniyada 2019

1282

Xildhibaanada GolahaShacabka Jubbaland  ayaa manta yeeshay  kala fadhigoodii 4aad fadhigiisii 64aad waxaa kooramka soo xaadiray 43 xildhibaan iyadoona  loga hadlayey qodabodhowr ah oo kamid yuhiin Ansixinta ajandaha miisaaniyada 2019ka  iyo Qaansheegadka xildhibaanada GolahaShacabka Jubbaland Ee sanadaha 2015 2016 2017 iyo 2018

Xildhibaanada  jubbaland ayaa cod gacantaag   ah ku ansixiyeen ajandaha  miisaaniyada 2019 ka  wallow aysan jirin xildhibaano diiday    ansixinta

Xildhibaan xuseen xirsi axmed gudoomiyaha Gudiga maaliyada ee baarlamaanka Jubbaland ayaa xildhibaanada ka hor aqriyay sharuudihii gudiga ay lahortageen wasaarada maaliyada jubbaland

Wasiir kuxigeenka wasaarada  maaliyada jubbaland Mudane saleebaan maxamed   maxamuud

Ayaa  xildhibaanada usheegay qaansheegadka xildhibaanada in lameel marindoono