Kadib kulan ay shalay magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen ururrada bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha ayay warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya warbixin ay ka diyaarisay ku sheegtay in ururrada bulshada Rayidka Soomaaliya taageereen in dalku ka dhacdo doorasho Hal-qof-hal-cod, balse war saxaafadeed ay soo saareen ururrada ayay ku beeniyeen in ay taageereen nooc kamid ah doorashooyinka, taa badalkeedana ay ugu baaqeen madaxda doorasho wada ogol ah in ay dalka ka dhacdo.
HOOS KA AQRISO WAR-SAXAAFADEEDKA