dhagayso:Siyaasadda adeeg-daadejinta waa tiir muhiim u ah horumarka bulshada iyo tayeynta adeegyadaSession#15

0
342

Siyaasadda adeeg-daadejinta waa tiir muhiim u ah horumarka bulshada iyo tayeynta adeegyada ay helaan muwaadiniintu. Waxaa muhiim ah in qof kasta uu door ka qaato hirgelinteeda si loo xaqiijiyo adeegyo hufan oo si dhow ugu dhow bulshada.

Maanta waxaan soo gabagabeynayaa barnaamijyo taxane ah oo aan kaga hadlayay muhiimadda ay leedahay siyaasadda adeeg-daadejinta, doorka ay ku leedahay horumarinta maamulka, iyo sida ay u xoojiso ka-qeybgalka bulshada. Waxaan rajeynayaa in wacyigelintani ay dhiirrigelin doonto faham iyo taageero ballaaran oo ku aaddan hirgelinta siyaasaddan muhiimka ah.