Dhagayso:Faa’iidooyinka Maamul-daadejinta Heer Degmo Session#5

0
319

Maamul-daadejinta heer degmo waxay xoojinaysaa awoodda dowladaha hoose, iyadoo u sahleysa inay si dhow ula shaqeeyaan bulshada.

Waxay dardar-gelisaa gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, waxbarashada iyo nadaafadda, waxayna kor u qaaddaa isla-xisaabtanka iyo ka-qaybgalka shacabka.

Sidoo kale, maamul-daadejintu waxay yareysaa caqabadaha maamulka dhexe, waxayna fududeyneysaa in go’aanno degdeg ah oo waafaqsan baahiyaha deegaanka la qaato, taas oo horseedda horumar waara iyo maamul hufan.