Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey falalka barakicinta, xarigga, iyo gaboodfalada shacabka kula kacayaan kooxda Xassan Sheikh

0
261

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay falalka barakicinta, xarigga, iyo gaboodfalada ay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Muqdisho, kala kulmayaan kooxda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.