
Haayadda Somali Lifeline Organization (SOLO) oo kaashanaysa Midowga Yurub, ayaa qabatay dood wacyigelin ah oo ku saabsan Mashruuca Wacyigelinta Muwaadinnimada (CESD). Doodan ayaa diiradda lagu saaray ka-qaybgalka muwaadiniinta ee dhismaha dowladnimada, fahamka xuquuqda iyo waajibaadka muwaadiniinta, iyo xoojinta xiriirka u dhexeeya shacabka iyo hay’adaha dowladda.
Mashruucu wuxuu sidoo kale xoogga saaray awoodsiinta bulshada maxalliga ah, gaar ahaan dhallinyarada, haweenka, odayaasha, iyo beelaha kala duwan, iyo kor u qaadista awooda hay’adaha dowliga ah si ay si hufan u taageeraan ka-qaybgalka bulshada iyo hannaanka dowladnimo ee daahfuran.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







