Taliska Booliska Jubbaland oo deeq raashiina gaarsiiyay qoysas danyara

0
390

Taliska Qaybta Booliska ayaa maanta raashin u qaybiyey Agoonta ciidanka Booliska ee Dowlad Goboleedka Jubaland.

Carruurtan, oo ay waalidkood hore uga tirsanaayeen ciidanka booliska, ayaa si gaar ah loogu taageeray dadaalladan.

 

Tallaabadan ayaa ujeeddadeedu tahay in lagu xoojiyo daryeelka iyo farxadda carruurta agoonta ah, gaar ahaan xilli ay foodda nagu soo hayso maalmaha barakaysan ee Ciidda Carafo.

kampungbet

kampungbet