Xildhibaanada labada aqal BJFS oo Digniin kasoo saarey boobka dhulalka

0
373

Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ayaa digniin adag udiray Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa ku howlan boobka iyo iibinta Dhulalka Danta Guud.