Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah Ciidamada Asluubta Jubbaland

58
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah Ciidamada Asluubta Jubbaland.
Tababarkan oo inta uu socdo lagu baran doono kala soocidda, kala saarista iyo qiimeynta khataraha Maxabiista ayaa waxaa kaso qeyb galay Agaasimaha waxda Xabsiyada Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland Sharmake Abshir Maxamed Taliyaha Ciidanka Asluubta Jubbaland Maxamed Caaqib Xirsi iyo qaar ka mid ah Ciidanka Asluubta Jubbaland.