Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo la dhaariyay.

74
Munaasabad kooban oo lagu dhaarinayay Xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa waxaa ka qeygalay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xildhibaanada Baarlamaanka JFS labadiisa Aqal ku matala Jubaland.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubaland Cabdishakuur Sheekh Maxamed ayaa dhaariyay xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.